Somaliland oo digniin culus ka soo saartay booqashada C/wali Gaas ku joogo Sanaag Bari

Golaha Wasiirada Maamulka Somaliland ayaa digniin kulul ka soo saaray socdaalka madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland C/wali gaas ku joogo degaano ka tirsan gobolka Sanaag. Kulan goluhu ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa lagu sheegay in Somaliland ay ka fal celin doonto wax loogu yeeray xad gudubka lagu sameeyey degaanadeeda, waxayna kulankooda ka soo saareen qodobo u … Continue reading Somaliland oo digniin culus ka soo saartay booqashada C/wali Gaas ku joogo Sanaag Bari